Macluumaad ku saabsan cudurka karoona fayrus, Covid-19, oo af soomaali ah

Information på Somaliska gällande Corona, Covid-19.

Macluumaad ku saabsan cudurka karoona fayrus, Covid-19, oo af soomaali ah Ma u malaynnaysaa in uu kugu dhacay cudurkan ha tegin cusbitaalka ama rugta caafimaadka xaafada, wac lanbarka 1177 (waxaay ku hadlaan af iswiidhash iyo af ingiriisi). Waxaad macluumaad dheeraad ah ka helaysaa oo ku saabsan cudurka karoona fayrus Covid-19 iyo sida aad adigu naftaada u ilaalin lahayd iyo tan dadka kaleba halkan:

 

Tror du att du är smittad ska du inte besöka sjukhus eller vårdcentral, ring 1177 (de pratar svenska och engelska). Du hittar mer information om coronaviruset Covid-19 och hur du skyddar dig själv och andra hos:

Filmen är framtagen av Sundsvalls kommun, 25 mars 2020.

Var sidan till hjälp?

  • Om du lämnar personuppgifter här kommer vi att behandla dessa enligt dataskyddsförordningen GDPR. Läs mer på sundsvall.se/personuppgifter. Det du skriver skickas direkt till den som uppdaterar sidan.